Posted in WARARKA

Sharciga la dagaalanka musuqa oo maanta looga doodayo Kulanka aqalka sare ee Soomaaliya

Xubnaha Aqalka Sare ee dowlada Fedraalka Soomaaliya ayaa Talaada maanta ah waxaay Xaruntooda ku yeelanayaan kulan xasaasi ah oo looga hadlayo qodobo dhowr ah. Golaha…

Posted in WARARKA

Hay’ada Nabadsugida iyo sirdoonka Soomaaliya oo sheegtay inay qabatay rag shabaab ah.

Taliska ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa war ay soo saareen waxay ku sheegeen inay gacanta ku dhigay nin ka tirsan…

Posted in WARARKA

Ciidamada ku sugan deegaanada Galmudug oo DHuusamareeb looga wacay.

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ee dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in dhamaan saraakiisha ciidanka ee ku sugan deegaanada Galmudug amar lagu…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Ciidamada ilaalada deegaanka oo xoolaha ka aruurinaya wadooyinka Muqdisho.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu arkayay ciidamada ilaalada deegaanka Xamar oo howlgalo xoolaga looga saarayo degmooyinka gobolka ka wada qaybo ka mid ah xaafadaha magaaladaas….

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO:warka subaxnimo ee idaacada star FM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/12/News-04-12-2018-1-30-pm.mp3
Posted in WARARKA

Israa’iil oo bilowday howlgal militari oo ka dhan ah Xizbullah

Militariga Israa’iil ayaa guda galay howlgalo ballaaran oo ka dhan ah kooxda Xizbullah ee wadanka Lubnaan. Howlgalkan oo la bilaabay maanta oo talaada ah ayaa…

Posted in WARARKA

Waaxda sirdoonka ee CIA oo aqalka Kongareeska Maraykanka kala hadleysa dilkii Khashoggii

Agaasimaha hay’adda sirdoonka ee dalka Maraykanka ee CIA-da, Gina Haspel ayaa lagu wadaa inay aqalka Kongress-ka kala hadasho dilkii 2-dii bishii Oktoobar loo geystay wariye…

Posted in WARARKA

In ka badan 150 haween ah oo lagu kufsaday Suudaanta koonfureed

Saddex ka mid ah hay’adaha qaramada midoobay ayaa sheegay in ugu yaraan 150 qof oo isugu haween iyo gabdho yaryar lagu faraxumeeyay gudaha wadanka suudaanta…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Wadayaasha mataatuuda Nairobi oo soo dhaweeyay amar saaka uu shaaciyay guddoomiyaha caasimadda dalka

Wadayaasha baabuurta ay dadweynaha raacaan ee u kala goosha xaafadatani islii iyo bartamaha caasimadda dalka ee Nairobi ayaa u riyaaqay go’aan arrornimadii hore ee saaka…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO:Barnaamijak Mafasha,Tallo wadaag

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/12/Madasha-4.12.2018.mp3