DHAGEYSO:Ciidamada ilaalada deegaanka oo xoolaha ka aruurinaya wadooyinka Muqdisho.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu arkayay ciidamada ilaalada deegaanka Xamar oo howlgalo xoolaga looga saarayo degmooyinka gobolka ka wada qaybo ka mid ah xaafadaha magaaladaas.
Meelaha ay howlgaladaas ka dheceen waxaa ka mid ah degmooyinka Xamar Jajab,Xamar weyne iyo hodan.
Taliska ciidamada Ilaalada deegaanka oo warbaahinta gudaha la hadlay ayaa sheegay in amarka howlgalkaan uu ka soo baxay maamulka gobolka Banaadir,sidoo kalena ay howlgaladaan soo socdeen labadii todobaad ee la soo dhaafay.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *