Posted in WARARKA

Soomaali lagu maxkamadeeyay Jaziirada Malta

Wararka naga soo gaaraya jasiiradda Malta ayaa sheegaya in maxkamad halkaasi ku taallo ay maxkamadeysay wiil soomaaliyeed oo 28 sano jir ah. Eedeysanaha la xukumay…

Posted in WARARKA

Xubin uu soo magacaabay madaxweyne ku xigeenka Puntland oo iscasilay

Axmed Aadan Carab oo kamid ah Guddiga Khilaafka Baarlamaanka Puntland ee uu magacaabay Madaxwayne Ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Xaaji Cumar Camey ayaa ku dhawaaqay in uu…

Posted in WARARKA

Qareen u dhashay ingiriiska oo la wareegaya dacwadda ka dhanka ah Philomena Mwilu

Agaasimaha waaxda dacwad soo oogidda dalka Mr. Nuurdiin Xaaji ayaa garyaqaan dhalasho ahaan ka soo jeedo ingiriiska , Khawar Qureshi u soo magacaabay inuu dhageysto…

Posted in WARARKA

Dowlada oo dadka haysta hubka sharci darrada ah u qabtatay saddex bilood

Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in muddo 90 cisho ah loo qabanayo cid waliba oo haysata hub aanan…

Posted in WARARKA

NATO oo u digtay Ruushka

Wadamada xubnaha ka ah isbahaysiga gaashaanbuurta NATO ayaa digniin u diray dowlada Ruushka oo ay ku eedeynayaan inay jebisay heshiiskii xakamaynta gantaalada riddada Dhexe. Arrintan…

Posted in WARARKA

Wiil loo haystay inuu madaxweynaha iyo xildhibaan Aadan Barre u hanjabay oo la siidaayay

Maxkamadda ismaamulka Mandhera ayaa wax dembi ah ku waysay wiil arday ah oo dhawaan lagu eedeeyay inuu madaxda dalka hanjabaad u diray Maxamuud Maxamad Sheekh…

Posted in WARARKA

Maxkamad ku taallo Nigeria oo amartay in la soo xiro wasiir hore

Maxkamad uu fadhigeedu yahay dalka Nigeria ayaa go’aamisay in xabsiga loo taxaabo wasiiradii hore ee wasaaradda shidaalka Diezani Alison-Madueke. Mas’uulkan ayaa lagu eedeyay inay sameeysay…

Posted in WARARKA

Golaha Shacabka Soomaaliyeed oo maanta kulmaya

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay kulan xasaasi ah ku yeelanayaan Magaala madaxda soomaaliya ee Muqdisho. Kulanka maanta ayaa waxaa shir…

Posted in WARARKA

Dowlada Soomaaliya oo cambaareysay dhaawac shalay wariye loogu geystay Muqdisho

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta , Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle iyo Wasiir ku-xiggeenka Wasaaradda Warfaafinta, Aadan Isaaq ayaa si wadajir ah u…

Posted in WARARKA

Maraykanka oo dib u furaya safaaradiisi soomaaliya

Waaxda arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa sheegtay in si rasmi ah dib loogu furi doono safaaradii xukuumada Washington ay ku lahayd magaalada Muqdisho kadib markii…