Soomaali lagu maxkamadeeyay Jaziirada Malta

Wararka naga soo gaaraya jasiiradda Malta ayaa sheegaya in maxkamad halkaasi ku taallo ay maxkamadeysay wiil soomaaliyeed oo 28 sano jir ah.
Eedeysanaha la xukumay ayaa lagu soo oogay in uu ka dhaga adeegay awaamiirta Booliska uuna isku dayay in uu u gacan qaado balse Boolisku ay iska difaaceen.
Arrimahan ayaa lagu daabacay Wargeyska Malta today ee kasoo baxa Jaziiiradaasi.
Booliska ayaa warbaahinta u sheegay in uu racfaan ka qaatay ninka Soomaaliga ah dhamaan dambiyada lagu soo oogay balse ay sii heyn doonaan ilaamaa maxkamada soo saarto go’aan lagu fasaxaayo.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *