Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO EE IDAACADA STAR FM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/12/News-07-12-2018-1-30-pm.mp3
Posted in WARARKA

Qaramada midoobay oo diiday qaraar lagu cambaareeyay Xamaas

Golaha guud ee qaramada midoobay ayaa dhinac isaga dhigay qaraar uu Maraykanka la yimid oo lagu doonayo in lagu cambaareeyo ururka Xamaas ee Falastiin. Qaraarkan…

Posted in WARARKA

Madaxa sirdoonka Turkiga oo ka hadlay dilkii Jamal Khashoggi

Sarkaalka ugu sareeya waaxda sirdoonka dalka Turkiga ,Hakan Fidan ayaa qaar ka mid ah senetarada Maraykanka faahfaahin ka siiyay baaritaanada ku aaddan dilkii wariye Jamal…

Posted in WARARKA

Dowlada Suudaan iyo mucaaradka oo la filayo inay heshiiyaan

Dowlada Suudaan ayaa la filaya inay si kama dambeys ah ula heshiiso mucaaradka ka soo horjeeda. Shalay ayay ahayd markii wakiilo matalaya xukuumada Khartoum iyo…

Posted in WARARKA

WHO oo sheegtay in sannad kasta shilalka wadooyinka ay ku dhintaan 1.35 milyan oo qof

Hay’adda caafimaadka adduunka WHO ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in dunida la doonayo inay la tacaasho shilalka wadooyinka ee sannad kasta galaafta noolosha…

Posted in WARARKA

Agaasimaha shirkadda Kenya Pipeline oo la xiray

Waxaa maanta xabsiga loo taxaabay agaasimaha guud ee shirkadda dowlada u qaabilsan qeybinta shidaalka ee Kenya Pipeline, Joe Sang iyo afar sarkaal oo kale. Saraakiisha…

Posted in WARARKA

Mataatuuda 14 qof ay raacaan oo meesha laga saarayo

Wasiirka wasaaradda gaadiidka iyo kaabayaasha wadooyinka ee dalka Mr. James Macharia ayaa sheegay in muddo laba bilood gudahood ah ay suurtagal tahay in meesha laga…

Posted in WARARKA

Dowladda oo 30 bilyan u qoondeysay horumarinta xirfadaha

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa shaaca ka qaaday in dowlada ay dhaqaale gaaraya 30 bilyan oo shilin ugu talagashay sidii dhalinyarada looga soo dhisi…

Posted in WARARKA

maloo baahna in laigu dhaliilo faragalin

Xildhibaanka laga soo doortay degaanka Kamukunji ee magaaladatani Nairobi ayaa sheegay inuu jiro guddi gaar ah oo qaabilsan maareynta lacagaha lagu horumariyo degaanka ee loo…

Posted in WARARKA

Maxkamadda oo wasiirkii hore ee cayaaraha u ogolaatay inuu dalka dibaddiisa u safro

Maxkamad uu fadhigeedu yahay magaaladatani Nairobi ayaa maanta wasiirkii hore ee wasaaradda cayaaraha haatanna safiir ah Xassan Wario u fasaxday inuu u safro wadanka Austria…