maloo baahna in laigu dhaliilo faragalin

Xildhibaanka laga soo doortay degaanka Kamukunji ee magaaladatani Nairobi ayaa sheegay inuu jiro guddi gaar ah oo qaabilsan maareynta lacagaha lagu horumariyo degaanka ee loo yaqaano CDF-ta sidaasi awgeedna aanan loo baahnayn in lagu dhaliilo inuu faragelin ku leeyahay.
Farxaan Cali Mukhtar ayaa faahfaahinta qodobkan noo haya

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *