Posted in WARARKA

Ra’iisul wasaaraha ingiriiska oo ka badbaadday codka kalsooni kala noqoshada

Ra’iisul wasaaraha ingiriiska Mrs. Theresa May ayaa ka badbaadday cod ay xildhibaanada xisbigeeda u qaadeen oo la doonayay in kalsoonida lagala laabto. Mudanayaal dhan 200…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka oo maanta tagaya Kisumu

Hoggaamiyaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa inuu maanta gaaro ismaamulka Kisumu ee gobolka Nyanza ka hor inta uunan u sii gudbin maamul goboleedka…

Posted in WARARKA

690 sarkaal oo ah booliska keydka oo la geynayo xadka Kenya iyo Soomaaliya

Guddoomiyaha dowlada dhexe u qaabilsan ismaamulka Garissa, Joshua Chepchieng’ ayaa sheegay in saraakii gaaraya 690 oo ka mid ah ciidamada booliska keydka ee loo yaqaano…