Posted in WARARKA

Wiilka madaxweynhii hore ee dalka oo sheegay in aabihiisa oo ka soo kabsanayo xanuunkii hayay

Senetarka ismamaulka Baringo Gideon Moi ayaa xaqiijiyay in aabihiisa Moi uu ka soo kabsanayo xanuunkii hayay ka dib markii uu daaweyn ku qaadanayay isbitaalka Nairobi…

Posted in WARARKA

Madaxa fulinta ee guddiga EACC oo maanta ka soo hormuuqan doono baarlamaanka

Madaxa fulinta ee guddiga anshaxa iyo la dagaalanka musuqmaasuqa ee EACC Twalib Abdallah Mbarak ayaa lafilaya inuu maanta ka soo hormuuqdo guddiga u qaabilsan arrimaha…

Posted in WARARKA

Ciidamada AP-da oo xoog ku galay saldhig boolis oo ku yaala Mandera iyagoona awood ku soo furtay maxbuus ka tirsanaa

Wararka inaga soo gaarayaa ismamaulka Mandera ayaa waxaa ay sheegayaan in ilaa iyo dhowr asakari oo ka mid ah ciidamada maamulka ee loo yaqaano AP-da…

Posted in WARARKA

Senatarada Mareykanka oo u codeeyay taageeridda Sacuudiga ee dagaalka Yamen

Xildhibaanada aqalka senate-ka Maraykanka ayaa u codeeyay in milatariga Mareykanka uu joojiyo taageerada uu sacuudiga ka siiyo dagaalka Yemen. Waxa ay sidoo kale dhaxal sugaha…

Posted in WARARKA

Ciidamada Israel oo dilay 4 qof oo falastiyiin ah.

Afar Falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay hawlgalo kala duwan oo ay fuliyeen militiraga israel 24kii saacadood ee la soo dhaafay. Hawlgalkani aya ka dhacay West…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyaatta oo xariga ka jaray barnaamij caafimaad.

Madaxweynaha dalka Uhuru kenyaatta ayaa magaalada Kisumu ee gobolka Nyanza xariga kaga jaray barnaamij la xariira caafimaadka. Madaxweyne Kenyaatta ayaa sheegay in dib u habeeyn…

Posted in WARARKA

Saraakiil loo heystay lunsasho lacag oo ay maxkamada ku sii daysay lacag dammaanad ah

11 tuhmane oo ka tirsan saraakiisha Soo-saarista dalaga dalka (NCPB) ayaa la soo taagay maxkamada sharciga ee ismaamulka Kisumu iyagoona lagu eedeeyay lunsasho lacag oo…

Posted in WARARKA

Waalidiinta ku nool ismaamulka Uasin Gishu oo la sheegy in talaaba adag laga qaadi doono hadii aysan carruurtooda waxbarashada geynin

Gudoomiyaha ismamaulka Uasin Gishu Abdi Xassan ayaa sheegay in waalidiinta aan carruurtooda geynayay waxbarashada laga qaadi doono talaaba adag oo sharciga ah. Mr Xassan ayaa…

Posted in WARARKA

Hawlgalo samatabixin ah oo wali laga wado dhsimo ku dumay Mombasa

Waxaa hawlgalo samatabixin ah laga wadaa dhismo ku dumay Kaloleni ee magaalada Mombasa. Hal qof ayaa ila iyo hadda laga cabsi qabaa inuu ku dhex…