Wiilka madaxweynhii hore ee dalka oo sheegay in aabihiisa oo ka soo kabsanayo xanuunkii hayay

Senetarka ismamaulka Baringo Gideon Moi ayaa xaqiijiyay in aabihiisa Moi uu ka soo kabsanayo xanuunkii hayay ka dib markii uu daaweyn ku qaadanayay isbitaalka Nairobi .
Hadalkan ayuu snetarka ismamaul goboleedka Baringo ka jeediyay xilii uu ku sugnaa goob xaflad qalin jabin ah oo ka dhacaysay Kabaraka
Madaxweynihii hore ee dalka Daneil Arab Moi ayaa la dhigay isbtitaalka Nairobi maalinimadii Arbacada kadib markii uu dareemay xanuun..
Bishii maarso ee sanadkan ayay ahayd markii aabaha Gidion Moi daryeel caafimaad loo geeyay dalka Isarel.
Si kastaba ahaate wiilka madaxweynihii hore ee dalka Moi ayaa ah musharax madaxweyne ee doorashada dalka ka qabsoomi doontaa sanadka 2022-ka

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *