Posted in WARARKA

Musharaxiinta Koonfur Galbeed oo Maanta Khudbado jeedinayo.

Sida uu qorshuhu Qaar ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta lagu waddaa inay Khudbad u jeediyaan xildhibaanada…

Posted in WARARKA

Gudoonka golaha shacabka Soomaaliya oo baaq loo diray.

Qaar kamid ah Xildhibaanada golaha shacabka Soomaaliya oo shalay kullan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu buray mooshinkii dhawaan laga keenay madaxweynaha Soomaaliya waxayna…

Posted in WARARKA

Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in loo diiday xildhibaano soo booqanaya.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xili uu warbaahinta la hadlayay wuxuu sheegay inuu wali ku jiro go’doon,islamarkaana loo diidan yahay Xildhibaanada inay…

Posted in WARARKA

Booliska Puntland oo war ka soo saaray ammaank amagaalada Garowe.

Ayadoo sanadka cusub la qorshaynayo in doorashada madaxweynuhu ay ka dhacdo deegaanada maamulka Puntland gaar ahaan magaalada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaay saraakiisha boolisku…

Posted in WARARKA

Dad rayid ah oo duqeeymo lagu dilay dalka Afgaanistaan

Ugu yaraan siddeed caruur ah iyo 12 haween ah ayaa lagu dilay duqeyn cirka ah oo ka dhacday magaalada Kunar ee wadanka Afgaanistaan. Dad badan…

Posted in WARARKA

Qof lagu dilay dagaal dib uga qarxay Narok

Waxaa mar kale iskudhacyo beelood ka soo cusboonaaday 3 goobood oo ku yaala ismamaulka Narok waxaana ku dhintay 1 qof halka 8 qof oo kalana…

Posted in WARARKA

Musalia Mudavadi ayaa madaxweyne Uhuru ku amaanay booqashadii uu ku tagay gobolka Nyanza

Hoggaamiyaha xisbiga (ANC) Musalia Mudavadi ayaa ku ammaanay safarka Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ee gobolka Nyanza,isagoona sheegay in tani ay u wanaagsantahay dalka. Madaxweyne Kenyaatta…

Posted in WARARKA

Baaritaano lagu bilaabay gawaarida nairobi xili la hubinayo ammaanka wadooyiinka

Ugu yaraan 80 gaari ayaa lagu qabtay Nairobi si baaritaano loogu sameeyo darwaliinta in ay isticmaalaan khamriga taaso ka dhaln kartaa shil. Isbatooraha guud ee…

Posted in WARARKA

Dolwadda oo u baahan 365 bilyan si loo hirgaliyo nidaamka waxbarashada ee 8-4-4

Dawladdu ayaa u baahan Sh365 bilyan si ay u bilawdo nidaamka waxbarashada 8-4-4 muddada afarta sanno ee ugu horreysa ee hirgelinta manhajka cusub sida ay…