Baaritaano lagu bilaabay gawaarida nairobi xili la hubinayo ammaanka wadooyiinka

Ugu yaraan 80 gaari ayaa lagu qabtay Nairobi si baaritaano loogu sameeyo darwaliinta in ay isticmaalaan khamriga taaso ka dhaln kartaa shil.
Isbatooraha guud ee ciidamada booliska Joseph Boinnet ayaa sheegay in la hubinayo amaanka wadooyiinka maadama ay safarka gawaarida u badanyihiin goobaha ay ka dhacayaan xafladaha.
Malaintii jimcaha ayaa la bilaabay hawlgalo ka dhan ah in darawaliinta looga horistaago in ay cabaan khamriga xilika ay ka xeynayan baabuubraka.
Darawaliinta ayaa lagu baarayaa qalab lagu ogaan karo in wadaha uu soo cabey khamriga
Darawaliinta ayaa loogu baaqay in ay taxadar muujiyaan marka ay wadaan gaarika.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *