Dolwadda oo u baahan 365 bilyan si loo hirgaliyo nidaamka waxbarashada ee 8-4-4

Dawladdu ayaa u baahan Sh365 bilyan si ay u bilawdo nidaamka waxbarashada 8-4-4 muddada afarta sanno ee ugu horreysa ee hirgelinta manhajka cusub sida ay sheegeen khuburada falanqeeyaa arrimaha kharashaadka.
Wasarada waxbarashada iyo xubanah ay khuseyso waxbarashada ayaa ku heshiiyay inay dib u dhigaan soo saarista hannanka cusub ee waxbarashada,ka dib markii ay kulan ka yeesheen arrintan.
Wasiirada waxbarashada Amina Mohamed ayaa shaaca ka qaaday in wasarada aysan diyar u ahayn in hannanka cusub ee 2-6-3-3-3 la bilaabo sanadka 2019-ka.
Tani ayaa waxay caqabad ku noqotay waalidin badan iyo shirakadaha daabaca bugagta madama ay hanti badan galiyeen.
Xubnaha ay queyso waxbarashada aya hataan isku afgartay inay wadaan barnamijka tijaabada ee hannanka cusub oo ay ka mid tahay tababrka macaliminta.
Wasirada waxbarashada Amina Mohammed ayaa Hannanka cusub ee waxbarashada ayaa sheegtay in la bilaabi doono sanadka 2020-ka.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *