Posted in CIYAARAHA

DEG DEG: Isku aadka wareega 16-ka Chamions League oo la sameeyay.Kooxda aad taageerto yay ku aaday halkan ka bogo

Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa sameeyay qorituurka wareega 16-ka ee Champions League oo ay kooxa adag isku adeen. Kooxaha adag ee isku aaday…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Hadal jeedinta musharaxiinta koonfur Galbeed oo la soo gabagabeeyay.

Waxaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay lagu soo gabagabeeyay khudbadihii ay jeedinayeen musharaxiinta u taagan xilka madaxweynaha maamulkaasi oo shalay halkaas ka bilowday….

Posted in WARARKA

Wasiirka difaaca Soomaaliya oo ka hadlay Qalalaasihii ka dhacay Baydhabo.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhgga Soomaaliya Xasan Cali Maxamed(Amar dambe) ayaaka hadlay xaaladaha magaalada Baydhabo wuxuuna sheegay inay waajib tahay Shacabka deegaanada Koonfur Galbeed inay is dejiyaan…

Posted in WARARKA

Maraynkanka oo sheegay inay dileen xubno AL-shabaab ka tirsan.

Warka ka soo baxay Mareykanka ayaa lagu sheegay in Lix weerar oo ay ka fulisay deegaano ka mid ah dalka Soomaaliya Sabtadii iyo Axaddii ina…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO:warka duhurnimo ee idaacada star fm 1:30 PM

DHAGEYSO:warka duhurnimo ee idaacada star fm

Posted in WARARKA

Boko Haram oo gubtay gurya ku yaala dalka Nigeria iyo Boqolaal qof oo ka bara kacay xaafada

Boqolaal qof ayaa bara kacay ka dib amrkii ay kooxda boko haram dab qabadsiisay guryahoodi meel u dhaw magaalada woqooyibari ee Maiduguri. Sida wakaalda wararka…

Posted in WARARKA

Taliban iyo sarakiisha maraykanka ku kulmaaya Imaradka

Kooxda Taliban ayaa waxay sheegtay inay kulan la yeelanaayaan saraakil ka socota maraykanka,iyada oo taasi ay tahay dadaali ugu dambeeye ee lagu soo afjarayo dagaalaka…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Madasha,Ganacsiga 17-12-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/12/Madasha-17.12.2018.mp3
Posted in WARARKA

Bangiga Family oo ganax 64-Milyan bixinaya sabab la xiriria lacagihi NYS laga lunsaday

Bangiga Family ayaa gorgrotan la galay aggasimaha waaxda dacwad soo oogida, Iyada oo bangiga lagu heysto dacwad ah inay haayeen lacagtii laga soo xaday laanta…

Posted in WARARKA

Guddomiyaal oo rajada kursigooda ay ku xirantahay maxkamada sare

Kenyanka ayaa waxay sugayaan go’aanka maxkamada sare oo doorashadoodi daaqada ka turi karto ama ayidini karto sideed guddomiyaal iyo 16 sharci dajiyaal ah. Siyasiyiinta ayaa…