Posted in CIYAARAHA

Gary Neville oo si kulul ugu jawaabay Pogba kadib markii uu sawir soo dhigay baraha bulshada.

Paul Pogba ayaa caro ku mutaystay sawirkii uu ku muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay in Mourinho laga ceyriyo shaqada Manchester United. Halyeeyga Manchester United…

Posted in WARARKA

DEG DEG:Arrin la yaab leh:Nin la waayay in muda ah oo meydkiisa oo halaabay laga helay siriir hoosteed.

Ninkan oo 55 jir ah oo maalmo la waayay ayaa waxaa meydkiisa lagu xabaalay sariirtiisa hoosteeda. Dadka dariska la ah oo ku wareersanaa meesha cirib…

Posted in WARARKA

Canug is dilay oo meydkiisa laga helay isagoo ka lalmada geed cambo.

Ciidamada booliska ismaamulka Tharaka-Nithi ayaa bilaaway baaritaano kadib markii la helay meyda canug dhigta fasalka seddexaad ee dugsiga sare ee Kiamuriuki, isagoo ka lalmada geed….

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Madaxweynaha maamulka Puntland oo ku dhawaaqay inuu musharax yahay.

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta waxa uu si rasmi ah gu dhawaaqay inuu ka mid yahay shaqsiyaadka u taagan xilka madaxweynaha…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Madaxweynaha dalka Jabuuti oo ka hadlay isdhex galka wadamada Geeska.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay barnaamijka ku saabsan is-bedellada ee ka socda wadamada Geeska Afrika, isagoo ku taliyay in la dhawro…

Posted in CIYAARAHA

Tababaraha kooxda Manchester United oo shaqada laga ceyriyay

Warbaahinta caalamiga ee Aljazeera ayaa ku warameysa in muddo laba sano iyo bar kadib uu xilkii uu hayay sida ugu dhaqsiyaha badan uu u banneynayo…

Posted in WARARKA

DEG DEG:Xildhibaanka bartamaha degaanka Embakasi oo la xiray

Mudanaha laga soo doortay degaanka bartamaha Embakasi ee magaaladatani Nairobi , Mr. Benjamin Gathiru ayaa gacanta lagu dhigay kadib markii lagu eedeyay inuu iskudayay in…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Wasiirka arrimaha gudaha oo ka hadlay dareeska cusub ee booliska

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Dr. Fred Matiang’I ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegaya in dareeska cusub ee booliska laga soo iibinayo…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO:Barnaamijka Madasha,Tallo wadaag 18-12-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/12/Madasha-18.12.2018.mp3
Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Wasaaradda arrimaha dhulka ee ismaamulka garissa oo xariga ka jarta wax cusub

Wasaaradda arrimaha dhulka , horumarinta iyo qorshaynta magaaloyinka ee dowlad degaanka Garissa ayaa xariga ka jartay waax si gaar ah u qaabilsan ilaalinta shuruucda oo…