Gary Neville oo si kulul ugu jawaabay Pogba kadib markii uu sawir soo dhigay baraha bulshada.

Paul Pogba ayaa caro ku mutaystay sawirkii uu ku muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay in Mourinho laga ceyriyo shaqada Manchester United.
Halyeeyga Manchester United ee Gary Neville ayaa sheegay inuusan la dhicin hab dhaqanka Paul Pogba.
43 jirkaan ayaa Paul Pogba u sheegay in isaga xitaa uu u qalmo in loo cayriyo si lamid ah Jose Mourinho maadaama uu qayb ka yahay hoos u dhaca ku yimid kooxda.
Iagoo ka jawaabay qoraalka pogba ayuu Gary Neville soo qoray:
“Adiga xitaa waxaad astaahishaa in lagu cayriyo sidiisa oo kale”.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *