Tababaraha kooxda Manchester United oo shaqada laga ceyriyay

Warbaahinta caalamiga ee Aljazeera ayaa ku warameysa in muddo laba sano iyo bar kadib uu xilkii uu hayay sida ugu dhaqsiyaha badan uu u banneynayo macalinka  Manchester United Jose Mourinho.
Bayaan maanta oo talaado ah ka soo baxay Premier League ayaa lagu sheegay in Jose looga mahadcelinayo shaqadii uu soo qabtay.
Waxaa bayaanka qeyb ka ah in lagu howlanyahay sidii loo soo magacaabi lahaa maamule ku meel gaar ah oo shaqeynaya inta ka dhiman xilli cayareedka.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *