Posted in WARARKA

DEG DEG: Manchester United oo xilka tababaranimo si ku meel gaar ah ugu magacaawday Ole Gunnar.

Manchester United ayaa ku dhawaaqday in xilka tababaranimo ee kooxdaasi si ku meel gaar ah loogu dhiibay Ole Gunnar Solskjaer. Ole Gunnar Solskjaer ayaa horay…

Posted in WARARKA

DEG DEG: Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen oo ku guuleystay Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed

Waxaa goor dhow ku guuleystay doorashada maamulka konfur galbeed oo ka dhacday Magaalada baydhabo Cabdicasiis Xasan Maxamed la saadalinaayay inuu ku guuleysan doono doorashada madaxweynaha…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO: Wasiirkii arrimaha gudaha ee Puntland oo Iscasilay

Wasiirka Wasaarada arimaha gudaha maamul goboleedka Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi Timacadde ayaa iska casiley xilkii uu hayay waxaana uu isku soo sharaxay xilka Madaxweyne ku…

Posted in WARARKA

7000 oo ka mid ah shacabka ismaamulka Makueni oo ka faaiideysanaya adeeg biyo

Barasaabka ismaamulka Makueni Prof. Kivutha Kibwana ayaa xariga ka jaray ceel biyood wayn oo biyaha u qeybinaya in ka badan 7,000 oo ka mid ah…

Posted in WARARKA

20,000 oo boolis ah oo degganaan doono guriyaha dowladda

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Dr. Fred Matiangi ayaa shaaca ka qaaday in qorshaha ah in ciidamada booliska ay dhex degaan shacabka uunan saameyn…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Ururka qaran ee macalimiinta KNUT oo ku dhawaaqay shaqa joojin billaabanaysa bisha xigta

Ururka qaran ee ay ku mideysanyihiin macalimiinta dalka ee KNUT ayaa maanta shaaciyay in xubnaha ka tirsan ay laga billaabo 2-da bisha koowaad ee sannadka…

Posted in WARARKA

DEG DEG: Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen oo ku guuleystay Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed

Waxaa goor dhow ku guuleystay doorashada maamulka konfur galbeed oo ka dhacday Magaalada baydhabo Cabdicasiis Xasan Maxamed la saadalinaayay inuu ku guuleysan doono doorashada madaxweynaha…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Shacabka biyaha sida sharci darrada ah ku xariirsada ee Garissa oo loo digay

Wasiirka wasaaradda biyaha ee ismaamulka Garissa Ciisa Oyow ayaa dadka ku nool magaalada Garissa ugu baaqay inay bixiyaan qarashaadka ama lacagaha la xariira adeegga biyaha…

Posted in WARARKA

DEG DEG:Lafta Gareen oo Hoggaaminaya Doorashadda maamulka Koonfur Galbeed

Waxaa hadda magaalada Baydhabo ka socota tirinta Codadka Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ay ka dhiibteen doorashadda Madaxtinimada . Codadka la tiriyay ayaa waxaa hogaaminaya…

Posted in WARARKA

Madaxii hore ee difaaca Nigeria oo la toogtay

Wararka naga soo gaaraya dalka Nigeriya ayaa sheegaya in galinkii dambe ee shalay la toogtay taliyihii hore ee gaashaandhigga dowladaasi Alex Badeh sida uu sheegay…