Posted in WARARKA

DHAGEYSO Madaxweynaha Soomaaliya oo ciidanka booliska kala qayb qaatay munaasabada sanad guuradooda.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Khudbad ka jeedinaayay Garoonka stadium Koonis ee magaalada Muqdisho oo maanta loogu dabaal dagayay sanad guurada…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Maamulka Galmudug oo ku dhawaaqay ciidamadii AL-shabaab ka saari lahaa deeganada ay ku sugan yihiin .

Taliska ciidanka maamulka Galmudug ayaa maanta ku dhawaaqay inay diyaariyeen ciidamadii xooggaga AL-shabaab ka saari lahaa deegaanada ay ku sugan yihiin xooggaga dowlada diidan. Taliyaha…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulamo ka bilaabay magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha cusub ee shalay loo doortay maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/casiis Xassan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG u ah maamulkaas ka bilaabay…

Posted in WARARKA

Xaalada deegaanka Baladul Ammaan oo maanta degan.

Wararka ka imaanaya deegaanka Baladul amiin Gobalka Shabeelaha hoose ee dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in xaalada deegaankaasi ay maanta degan tahay. Deegaankaan waxaa shalay ku…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Maxaad ka taqaanaa Taariikhda ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacaya Munaasabad ballaaran oo lagu xusayo sanadguurada 75-aad ee ka soo wareegtay aas aaskii ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Munaasabada waxaa ka…

Posted in WARARKA

Magaalo ku taallo suudaan oo bandow lagu soo rogay

Wararka naga soo gaaraya magaalada Atbara ee dalka Suudaanta koonfureed ayaa sheegaya in halkaasi bandow lagu soo rogay. Tallaabadan ay qaadday dowladda wadankaasi ayaa timid…

Posted in WARARKA

DEG DEG:Kulan ay yeelan lahayeen madaxda jaaliyadda EAC oo dib loo dhigay

Waxaa dib loo dhigay kulan la doonayay inay 27-ka bishan yeeshaan madaxda wadamada Kenya, Tanzania, Rwanda , Burundi, Sudaanta koonfureed iyo Ugandha ee dalalkooda ay…

Posted in WARARKA

Howlgalo lagu duminayay guriyo ku yaallo xaafadda Kayole oo la hakiyay

Waxaa maanta la soo afjaray howlgalo lagu burburinayay guriyo ku yaalla Nyama Villa oo ka tirsan xaafadda Kayole ee magaaladatani Nairobi kadib amar ka soo…

Posted in WARARKA

Guddoomiyaha Migori oo dib ugu laabtay maxkamadda

Barasaabka ismaamulka Migori Mr. Okoth Obado oo lagu eedeyay dilkii Sharon Otieno oo ka mid ahayd ardayda jaamacadda Rongo ayaa mar kale maxkamadda dib ugu…

Posted in WARARKA

Guddiga EACC oo baaraya fadeexad la xariirta buugaag la soo iibiyay

Guddiga anshaxa iyo la dagaalanka musuqmaasuqa ee EACC ayaa guda galay baaritaano ku saabsan buugaag la sheegay in si sharci darro ah lagu soo iibiyay…