Posted in WARARKA

DEG DEG:Maxkamada sare ee Supreme Court oo amartay in lagu celiyo doorashada koonfurta Embakasi .

Maxkamada sare ee dalka ayaa waxba kama jiraan ka soo qaaday doorashadii xidhlibaanka deegaanka koonfurta Embakasi Julius Mawathe. Xukunkan amaxkamada ee maanta ayaa lagu sheegay…

Posted in WARARKA

Qiimaha Adeegyada isgaarsiinta ee Itoobiya oo la dhimay

Shacabka ku nool wadanka Itoobiya ayaa markii ugu horreysay ka faaiideysanaya qiimo dhimis dhanka adeegyada isgaarsiinta ah gaar ahaan taleefoonada. Dadweynaha Itoobiyaa ayaa waqti dheer…

Posted in WARARKA

Maraykanka oo qorsheynaya inuu ciidamadiisa kala baxo Afghanistan

Maraykanka ayaa lagu soo warramayaa inuu qorsheynayo in ugu yaraan 7000 oo ciidamadiisa ka mid ah uu kala baxo gudaha wadanka Afghanistaan Saraakiil aanan jecleysan…

Posted in WARARKA

Madaxweyneyaasha Soomaaliland iyo dowlad deegaanka oo maanta kulmaya.

Wararka ka imaanaya magaalada Tog-wajaale oo ku taala sohdinta ay wadaagaan maamulka Soomaaliland iyo Dowlad deegaanka Soomaalida ayaa waxay sheegayaan in madaxda labada dhinac ay…

Posted in WARARKA

Maamulka Gobolka Hiiraan oo ka hadlay cabasho wariyeyaasha ka soo yeedhay.

Kadib markii Shalay ay soo baxeen cabasho kasoo yeertay qaar ka mid ah wariyeyaasha Magalada Baladweyne oo ku saabsanayd in laga celiyay goobtii lagu maamuusayay…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Qaar ka mid ah wakiilada golaha hoose ee Wajeer oo difaacay Fatuma Gedi

Qaar ka mid ah wakiilada laga soo doortay degaanada hoose iyo sido kale haweenka ismaamulka Wajeer oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa difaacay wakiilka dumarka…

Posted in WARARKA

Maxkamaddda ugu sarreysa oo ayidday guushii siyaasiyiin dhowr ah

Maxkamadda ugu sarreysa dalka ee Supreme Court ayaa maanta go’aamo ka soo saartay dacwado dhowr ah oo loo gudbiyay kuwaasi oo la xariiray muran ka…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Culimada degaanka Dadaab oo tababar loo qabtay

Waxaa magaalada Dhadhaab ee ismaamulka Garissa lagu soo gabagabeeyay tababar loo qabtay qaar kamid ah culimada wax ka dhiga macaahidda kala duwan ee degankaasi si…

Posted in WARARKA

Natiijada imtixaanka KCSE-da oo la filayo in la shaaciyo

Wasiiradda wasaaradda waxbarashada ee dalka Amina Maxamad ayaa maanta la filayaa inay xarunta golaha imtixaanada qaran ee KNEC kaga dhawaaqdo natiijada ka soo baxday imtixaanadii…

Posted in CIYAARAHA

RASMI: Barcelona oo la soo wareegtay Jeison Murillo

Kooxda Barcelona ayaa la soo wareegtay Daafaca reer Colombia ee kooxda Valencia Jeison Murillo. Barcelona ayaa laacibkan kula soo wareegtay qaab amah ah, waxayna leedahay…