Posted in WARARKA

Howlihi dalka Maraykanka oo joogsaday

Hawlihii hay’adaha dawladda Maraykanka qaarkood ayaa maanta oo Sabti joogsaday, kadib markii maamulka Trump iyo Aqalka Congress-ku ay ku heshiin waayeen miisaaniyadda. Madaxweyne Trmp ayaa…

Posted in WARARKA

Manhajka cusub ee waxbarashada oo la bilabi doono bisha xigta

Wasirada waxbarashada Amb.Amina Mohammed ayaa shaaca ka qaaday in Manhajka cusub ee wxbarashada la bilaabi doona bisha soo socta ee sandka xiga ee 2019-ka, lamana…

Posted in WARARKA

Madaxa caadalada iyo xaaskiisa oo loo soo duuliyay magalada Nairobi

Madaxa caadalada David Maraga iyo xaaskiisa Yucabeth Nyaboke ayaa loo soo duuliyay magaladatani Nairobi si daweyn fiican loo siiyo ka dib markii ay shil ku…

Posted in WARARKA

Madaxa cadaalada ee dalka David Maraga iyo xaaskiis oo maanta shil baabuur ku dhaawacmay

Madaxa cadaalada ee dalka David Maraga iyo xaaskiisa Yucabeth Nyaboke ayaa shil baabuur ku galay wadada Ngata ee ismaamulka Nakuru. Mr Maraga iyo xaaskiisa ayaa…

Posted in WARARKA

Sheikh Abdiaziz oo ka hadlay xumaanta lagu faafiya baraha bulshada

Sheikh Abdiaziz oo ka mid ah ducaadda ismamulka Mandera ayaa ka hadlay xumaanta lagu faafiya baraha bulshada isagoona baaq u diray dadka xumaanta faafiya

Posted in WARARKA

Wariye Cawil Daahir Salaad iyo Shaqaale ka tirsanaa Tvga Universal oo ku dhintay qaraxyada ka dhacay Muqdisho

Allaha u naxariisto waxaa qaraxyadii ka dhacay Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Wariye Cawil Daahir Salaad oo ka mid ahaa Suxufiyiinta ka hawlgalaayay Tv-ga Universal. Cawil…

Posted in WARARKA

Dowladda Soomaaliya oo Maxaabiis hor leh kasoo deyneysa dalalka caalamka

Dalalka caalamka qaarkood waxaa ku xiran dadyow Soomaaliyeed kuwaa oo qaar kamid ah xabsiyada kula kulmaan dhibaatooyin kala duwan. Dowladda Soomaaliya ayaana sheegtay in sanadka…

Posted in WARARKA

6 qof oo lagu dilay dalka Hindia

Lix ruux oo mitidiin ah ayaa lagu dilay weerar ka dhacay tuulada Arforrada ee Tral oo ku taalla qaybta koonfureed ee Kashmiir ee dalka Hindiya,…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Turkiga oo sheegay in dowladiisa ay la dagaalami doonto kooxaha ka dagaalama Suriya.

Madaxweynaha Turkiga Tayyip Erdoğan ayaa sheegay in dowladdiisu ay ka go’an tahay inay la dagaalanto kooxaha Islaamiyiinta ah ee ka dagaalama dalka Syria Hadalkan madaxweyne…