Posted in WARARKA

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Garsooreyaal ka tirsan Maxkamadda Sare

DHAGEYSO:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Garsooreyaal ka tirsan Maxkmadda Sare ee dalka Somalia , keddib soo jeedin…

Posted in WARARKA

NISA oo sheegtay in ay gacanta kusoo dhigtay xubin ka tirsan Daacish

Howgal ay sameeyeen Ciidamada Hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ayey sheegeen in ay kusoo qabteyn xubin ka tirsan Daacishta Soomaaliya. NISA ayaa…

Posted in WARARKA

Ra’isul-wasaarihii hore ee wadanka Pakistan Nawaaz Shariif oo la xukumay

Ra’isul-wasaarihii hore ee wadanka Pakistan Nawaaz Shariif oo maanta la soo taagay Maxkamadda La-dagaalanka Musuqmaasuqa ee dalkaasi ayaa lagu xukumay 7 sano oo xabsi ah….

Posted in WARARKA

In ka badan 280 qof oo ku dhimatay Tsunamida Indonesia

Waxaa sara u sii kacday tirada dadka ku dhintay dhulgariir ku dhuftay wadanka Indonesia iyadoo ilaa iyo hadda gaartay ugu yaraan 281 qof Sido kale…

Posted in WARARKA

Ra’isulwasaaraha Soomaaliya oo maanta kormeeray Tiyaatarka qaranka.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta wuxuu kormeer ku tagay Golaha Murtida iyo madadaalada Qaranka Soomaaliyeed ee National Theater oo ay ka…

Posted in WARARKA

Madaxda Maraykanka iyo Turkiga oo ka wada hadlay ciidamada laga saarayo Suuriya

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo dhigiisa dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo taleefoonka ku wada xariiray ayaa ka wada hadlay ciidamada Xukuummadda Washington ay shaacisay…

Posted in WARARKA

Dibadbaxyo ka socdo Suudaan

Booliska dalka Suudaan ayaa lagu soo warramayaa inay sunta dadka ka ilimeysiisa ku kala ceyriyeen dad dhigayay dibadbaxyo rabshada wata oo ka dhan ah dowladda…

Posted in WARARKA

Markab ay saarnayeen 1000 dalxiisayaal ah oo Mombasa soo gaaray

Waxaa la filaya in dhammaadka bishan ay sara u sii kacaan howlaha dalxiiska ee dalka kadib markii markab siday 1000 qof oo dalxiisayaal ah uu…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Gabadh KCPE-da ka heshay buundo ah 133 oo ku guuleysatay KCSE

Ardaydii sannadkan sameeyay imtixaanka fasalka afaraad ee dugsiga sare ee KCSE-da waxaa ka mid ahayd Sucdi Maxamuud Salaad oo heshay buundada C+ kana dhameysay dugsiga…

Posted in WARARKA

Taariikhda dugsiyada la furayo oo dib loo dhigay

Wasaaradda waxbarashada ee dalka ayaa wareegto ay soo saartay ku sheegtay in dugsiyada dib loo furi doono 3-da bisha koowaad ee sannadka 2019-ka halka horay…