Posted in WARARKA

Dr Fred Matiangi oo sheegay in talaabo laga qaadi doono darawaliinta ka xeeya baabuurka iyagoo khamreysan

Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha dalka Dr Fred Matiangi ayaa sheegay in ciidamada Booliska ay sii laba jibaari doonaan hawlgalada ka dhanka ah darwaliinta ka xeeya…

Posted in WARARKA

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga ayaa kala saxiixday Heshiisyo xajka ku saabsan.

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta dowlad Fedraalka Soomaaliya Xildhibaan Sheikh Nuur Maxamed Xassan oo booqasho dhowr cisho ah todobaadkaan ku joogay Dalka Boqortooyada Sacuudi…

Posted in WARARKA

43 qof oo ku dhimatay weerar ka dhacay Afghanistan

Ciidamada ammaanka ee dalka Afghanistan ayaa sheegay inay heleen meydadka 43 qof iyo dhaawac gaaraya 10 kadib markii qof isa soo miidaamiyay uu isku qarxiyay…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Suudaan oo wacad ku maray inuu isbedelo sameynayo

Hoggaamiyaha wadanka Suudaan Cumar Xassan Al-bashir ayaa ballanqaaday inuu soo saarayo isbedelo dhab ah iyadoo ururada shaqaalaha iyo aqoonyahaanada dalkaasi ay qorsheynayaan inay sameyaan dibadbaxyo…

Posted in WARARKA

Dabley 4 qof ku dishay Liibiya

Ugu yaraan afar qof ayaa lagu soo warramayaa in dabley hubeysan ay ku dileen caasimadda wadanka Liibiya ee Tripoli kadib markii weerar ismiidaamin ah ay…

Posted in WARARKA

Wasiiradda gaashaandhigga oo booqatay ciidamada ku sugan Xuluuqo

Wasiiradda wasaaradda gaashaandhigga dalka Raychelle Omamo iyo taliyaha ciidamada difaaca Mr. Samson Mwathethe ayaa booqasho ku tagay degmooyinka Manda, Xuluuqo iyo Kolbiyow. Waxay halkaasi kula…

Posted in WARARKA

Madaxweyne ku xigeenka dalka oo ku baaqay in la taageero carruurta agoonta ah

Ku xigeenka madaxweynaha dalka , William Ruto ayaa qoysaska kenyaanka ah u soo jeediyay inay korsadaan ama siyaabo kale u caawiyaan carruurta agoonta ama kuwa…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Barnaamijka tallo Wadaag 25-12-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/12/Madasha-25.12.2018.mp3
Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO:Barnaamijka Hoggaanka star,Arrimaha gargaarka 25-12-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/12/HOGGANKA-25.12.2018-.mp3
Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Muslimiinta oo looga digay hambalyada la xariirta Christmas

Iyadoo maanta guud ahaan caalamka dadka aanan muslimiinta ahayn ay u dabaaldegayaan maalinka ay ku sheegaan inuu dhashay nabi ciise ayaa bulshada islaamka ah looga…