Posted in WARARKA

Saddex arday oo ku dhimatay qarax ka dhacay Shiinaha

Saddex arday ah ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen qarax ka dhacay sheeybaar baaritaano laga sameynayay. Waaxda dab damiska ee shiinaha aya sheegtay in…

Posted in WARARKA

Mucaaradka Bangladesh oo dalbaday inuu iscasilo madaxa doorashooyinka

Wararka naga soo gaaraya dalka Bangladesh ayaa sheegaya in garabka mucaaradka uu dalbaday inuu xafiiska banneeyo mas’uulka ugu sarreeya ee guddiga doorashooyinka. Waxay ku eedeynayaan…

Posted in WARARKA

13 sarkaal oo ay Boko Xaram ku dishay Nigeria

Militariga wadanka Nigeria ayaa sheegay in weerar gaadmo ah oo ay fulisay kooxda Boko Xaraam lagu dilay ugu yaraan 13 sarkaal oo isugu jiro boolis…

Posted in WARARKA

Qaramada midobay oo cabsi ka qabta abaaro Soomaaliya ku dhufta.

Jimciyada qaruumaha ka dhexaysa ayaa sheegtay inay si weyn uga walaacsan tahay abaaro ay saamayn badan ka dhalato oo ku dhufta qaybo ka mid ah…

Posted in WARARKA

Shirweynaah qaran ee dhalinyarada Soomaaliya oo Muqdisho ka Furmay.

Waxaa maanta Magalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ka furmay shirweynaha Qaran ee dhalinyarada Soomaaliyeed oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee…

Posted in WARARKA

Sarkaal ilaalinayay guddoomiyaha Embu oo la dilay

Ciidamada booliska ee ismaamulka Embu ayaa gacanta ku dhigay eedeysane lala xariirinayo dilka mid ka mid ah saraakiishii ilaalinayay barasaabka maamul goboleedkasi Martin Wambora. Mr.Christopher…

Posted in WARARKA

Shil ka dhacay wadada Kinungi oo shan qof ay ku dhaawacantay.

Shan qof ayaa dhaawac fudud soo gaaray iyadooda lagu guda jirada feestida Christmas, kadib markii gari ay ku safraayeen uu ku dhacay gaari kale inta…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Madashada tubta arimaha bulshada Soomaaliya oo lagu go’aamiyay goobaha qashinka lagu gorayo.

Shirka Tubta Arrimaha Bulshada oo uu shir Guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xassan Cali Khayre ayaa lagu go’aamiyey 2-bo Goobood oo lagu shubayo Qashinka laga…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha maamulka Hirshabeele oo shegay in Colaadaha gobolka hiiraan ay AL-shabaab dani ugu jirto.

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa dagaalada ka socda deegaanada Hoostaga gobolka Hiiraan ee u dhexeeya maleeshiyo beeleedka ku Tilaamay kuwo lagu taageerayo dagaalameyaasha…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Waa maxay xeeladaha looga baahanyahay feeryahanka

Iyadoo maanta la xusayo maalinka feerka ee Boxing Day ayaa waxaa dhanka kale jirta fikrad khaldan oo ay iska dhaadhiciyeen qaar ka mid ah bulshada…