Real Madrid oo Chelsea siineyso laba xidig si ay u hesho Hazard

Real Madrid ayaa ku raja weyn in kooxda Chelsea ay horgeyso dalab cajiib ah si ay uga helaan Eden Hazard.
Kooxda lagu naaneeso lons Balancos ayaa Hazard Hazard u aragtaa laacib buuxin kara booskii uu baneeyay Cristiano Ronaldo oo ku biiray Juventus xaggaagii hore.
Onda Cero ayaa ku warantay in Real ay diyaar u tahay Chelsea inay ku wareejiso xiddigaheeda kala ah Isco iyo Kovacic si ay u hesho Eden Hazard.


Kooxda blues ayaa dooneysaa inay sii haysato Mateo Kovacic oo kula jooga, yoolkeeda Real ayaa u aragta fursad fiican oo ay ku heli karto Eden Hazard haddii ay heshiiska ku darto Isco.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *