Posted in WARARKA

Rani Mukerji oo filim cusub soo wada, lakin Gormuu soo baxaaya?

Atariishada reer Hindiya ee Rani Mukerji ayaa ku dhawaaqaday inay dhawaan bilaaweyso duubista qeybta labaad ee filimka Mardaani. Filimkaas oo qeybtiisa koowaad la dhaawday sanadkii…

Posted in WARARKA

Muwaadiniinta maraykanka oo looga digay inay Soomaaliya u safraan.

War kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda ee dowlada Mareykanka ayaa looga baaqay muwaadiniinta dalkaas u dhashay inaysan u safrin deegaano ka mid ah dalka Soomaaliya,…

Posted in WARARKA

Wasiirka maaliyada Soomaaliya oo la kulmaya gudiga maaliyada ee baarlamaanka.

Wasiirka wasaarada Maaliyadda Xukuumada Fedraalka Soomaaliya C/Raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan la qaadanaya Xubnaha Guddiga Maaliyadda Golaha shacabka ee dhawaan dib u habaynta lagu…

Posted in WARARKA

Wasaarada caafimaadka Soomaaliya oo la wareegaysa Isbitaalka Banaadir.

Warqad kasoo baxday Xafiiska wasaaradda caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay kula wareegtay maamulka isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Banaadir. Isbitaalkaan ayaa dhawaanahaan waxaan…

Posted in WARARKA

Dibadbaxyo ka dhacay qeybo ka mid ah Congo

Shacabka ku nool magaalada Beni ee jamhuuriyadda dimuqaradiyadda Kongo ee DRC ayaa maanta isugu soo baxay dibadbaxyo ay ku xireen wadooyinka iyagoo taayarro gubay. Waxay…

Posted in WARARKA

Maraykanka oo u digay shacabkiisa ku nool Tanzania

Waaxda arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa muwaadiniinta dalkaasi ee ku nool Tanzania ama kuwa u safraya ku boorisay inay feejignaan dheeraad ah muujiyaan. Arrintan ayaa…

Posted in WARARKA

In ka badan 396 maroodi ah oo sannadkan ku dhintay gudaha dalka

Waaxda adeegga duurjoogta ee KWS ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in sannadkan gudihiisa ugu yaraan 396 maroodi ah ay ku dhinteen dalka. Sido…

Posted in WARARKA

Shiinaha oo beeniyay inuu la wareegayo dekadda Mombasa

Dowladda shiinaha ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay warar maalmo ka hor la faafiyay oo lagu sheegay inay la wareegeyso dekadda Mombasa ee gobolka xeebta…

Posted in WARARKA

Braun Strowman oo noqday feraryahankii ugu ficnaa sanadka 2018-ka ee WWE.

WWE ayaa shaaca ka qaaday natiijada codeyntii dadweynaha ay uga qaadeen bartooda Internet-ka iyo guud ahaan baraha bulshada ay ku leeyihiin ee ku aadan feeraryahaanashaayii…

Posted in CIYAARAHA

Messi oo ka hadlay xifaaltanak kala dhexeeya Ronaldo iyo sababt uusan ugu guuleysan abaalmarinta Ballon d’Or.

Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa wareysi uu siiyay wargeyska “Marca” ee ka soo baxa dalka Spain ayaa ka hadlay waxyaaba badan oo muhiim…