Posted in WARARKA

Dowladda oo ku dadaaleysa in macalimiinta aynan shaqa joojin sameynin

Waxaa berri oo sabti ah la filaya in guddi ka kooban toddobo xubnood oo uu soo magacaabay wasiirka wasaaradda shaqaalaha Mr. Ukur Yatani uu kulan…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Wararka naga soo gaaray Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu qarax ka dhacay Qaraxa ayaa si weyn looga maqlay…

Posted in WARARKA

Xukuumadda Somalia Oo Ku Dhawaaqday Qorsho Lagu Dhisayo Garoomada Diyaaradaha Dalka

Wasiirka Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada ee Xukumadda Soomaaliya ee Mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad Omaar oo marti ku ahaa barnaamijka kullanka todabaadka ee ka baxa…

Posted in WARARKA

Ciidamo dheeraad ah oo la geeyay Garoomada Diyaaraddaha Puntland

Maamulka Puntland ayaa Ciidamo dheeraad ah geeyay Garoomadda Diyaaradaha ee maamulka Puntland si looga hortaggo in lacago lagu galo doorashadda laga soo dejiyo magaalooyinka Puntland….

Posted in WARARKA

Ciidamada Suuriya oo gudaha u galay magaalada Manbij

Ciidamada ammaanka ee wadanka suuriya ayaa gudaha u galay degmada Manbij, kadib markii dagaalamayaasha Kurdiyiinta ay ka codsadeen xukumadda dalkaasi in ay la wareegto gacan…

Posted in WARARKA

Madaxweyne ku xigeenka dalka oo sheegay inuu la shaqeyn doono dhamaan hogaamiyaasha dalka

Madaxweyne Ku-xigeen dalka William Ruto ayaa sheegay in uu la shaqeyn doono dhammaan hoggaamiyayaasha dalka. Mas,uulka labaad ee ugu sareeya dalka ayaa sheegay in uusan…

Posted in WARARKA

Culumaaudiinka magaalada wajir oo qabtay shir saxaafadeed

DHAGEYSO:Shir saxaafadeed aay qabteen golaha aay kumideysan yihiin culumaaudiinka magaalada wajir ayaa looga hadlay fasahaadka kusoobadanaayo magaalada habasweyne oo uu kamid yahay kufsiga

Posted in WARARKA

Taliska ciidanka Xoogga Dalk Soomaaliya oo isbadakl ku sameeyay hogaanka ciidanka qaarkood.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) ayaa isbeddal ku sameeyay Saraakiisha Talisyada qeybaha Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan Gobollada Dalka…

Posted in WARARKA

Ammaanka magaalada garowe oo si weyn loo adkeeyay.

Magalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland oo la filayo inay horaanta Sanadka soo socda ee 2019 oo hada ay maalmo kooban inaga xigaan ay ka…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Maamulka Jubaland oo ka hadlay cabasho ka soo yeertay gaadiidleyda.

Kadib markii Maalmihii la soo dhaafay ay Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ka taagneyd cabasho ka timid Gaadiidleyda gobolka oo ka cabanayay qiimaha…