DHAGEYSO:Wararka naga soo gaaray Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu qarax ka dhacay
Qaraxa ayaa si weyn looga maqlay Xaafadaha qaar ee Magaalada Beledweyne, waxaana uu ka dhacay xarunta maamulka gobolka Hiiraan sidda ay sheegeen goobjoogayaal.
Guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga ee gobolka Hiiraan Cabdiraxim Taakooy ayaa faahfaahin ka bixinaya
Ilaa iyo hadda si rasmi ah looma xaqiijin karo Khasaaraha ka dhashay Qaraxa, waxaana la sheegay in Ciidanka gobolka ay xireen inta badan Wadooyinka soo gala goobta uu qaraxu ka dhacay.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *