Posted in WARARKA

Canug laba sano jir ah oo hooyadiis loo diiday inay Mareykanka imaado ayaa geeriyooday xili daawa ay u socotay.

Canug laba sano jir ah oo ay dhashay haweney u dhalatay dalka Yaman isla markanaa dacweysay madaxweynaha dalka Maraykanka si uu uga aqbalo inay dalka…

Posted in WARARKA

Dowllada Bangaladesh oo xirtay adeega Internetka

Maamulka Bangaladesh ee isggaarsinta ayaa amar ku siiyay dhamaan shirkada isgaarsiinta inay xiran adeega internetka ila saqda dhexe habeenka axada. Talaabadan ayaa si toos ah…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:KNUT oo shegeegay in shaqa joojinta macaliminta aysan ka laabaneynin

Ururka qaran ee ay ku mideysanyihiin macaliminta dalka KNUT ayaa sheegay in shaqa joojinta ay macalimiinta qorsheeynayaan labada bisha janaayo sanadka xiga aysan la laabanayn…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Dhalinyaro si iskaa wax uqabsa howla shaqo uga bilaaway magaalada Mandera

Dhalinyaro si iskaa wax uqabsa ah ayaa howlo shaqo magalada mandera uga bilaabay Waxaa qodobkan warbixin inooga diyaariyay wariyaheen Lafagari

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Warbixin ku saabsan xanuunada soo if baxa xiliyada dabeylaha

Warbixin ku saabsan xanuunada soo if baxa xiliyada dabeylaha

Posted in WARARKA

Ciidamada Masar oo dilay 40 qof oo dabley ah

Wararka inaga soo gaarayaa dalka Masar ayaa sheegayaa in ciidamada dalkaasi ay dileen 40 qof oo looga shakisanyahay in ay fuliyeen weerar. Dableydan la dilay…

Posted in WARARKA

Anne Waiguru oo dooneysa in hoggamiyal cusub loo doorto xisbiga Jubilee

Guddomiyaha ismamulka Kirinyaga Anne Waiguru ayaa sheegtay in xisbulk xakaimka ay muhiim tahay inay qabsadaan doorasha si loo doorto hoggamiyaal wacan. Iyada oo hadalka u…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Shil ka dhacay Nandi oo ay ku dhinteen lix qof

Lix qof ayaa ku dhinteen shil ka dhacay wadada isku xirta Kapsabet-Chemelil ee ismaamulka Nandi ka dib markii ay matatuda wadada ka baxday. Taliyaha booliiska…

Posted in WARARKA

Dalxiisayaal u Dhashay Vietnam oo Lagu Dilay Qarax ka Dhacay Masar

Saddex qof oo dalxiisayaal ah oo u dhashay dalka Vietnam iyo kuwo kale oo Masaari ah ayaa lagu dilay qarax ka dhacay , meel lagu…

Posted in WARARKA

Sacuudiga oo Kaashanaya Wadamo Soomaaliya kamid Tahay oo Howlgal ka Bilaabaya Bada Cas

Saraakiil u hadlay dowladda Boqortooyada Sacuudiga ayaa warbaahinta la wadaagay in ay todobaadka ina soo aadan ay bilaabayaan howlgal nabadeed ay isku baheysteen wadamada bada…