Degmada Cabdicasiis oo loo magacaabay Gudoomiye cusub

Wareegto kasoo baxday xafiiska gudoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Yariissoow ayaa waxaa gudoomiye cusub loogu magacaabay degmada Cabdicasiis.
Gudoomiye Yariisoow ayaa gudoomiyaha cusub ee Degmada Cabdicasiis ee gobolkaan Banadaair u magacabaay Ismaaciil Mukhtaar Cumar
Gudoomiyaha cusub ee loo magacabaay degmada Cabdicasiis ayaa waxaa uu kamid ahaa shaqalaha wasaaradda warfaafinta xukuumada federaalka Soomaaliya.
Maalinimadii shalay aheyd gudoomiye Yariisoow ayaa gudoomiyihii degmada Xamar Jajab u magacabaay gudoomiyaha cusub ee Degmada Yaaqshiid.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *