In ka badan 60 qof oo ku dhimatay daadad saameeyay Filibiin

In ka badan 60 qof ayaa ku dhintay duufanno xooggan oo ku dhuftay dalka Philippines.
Duufaanta oo lagu magac daray Usmaan ayaa ku dhufatay gobolka Bicol oo dhaca koonfur bari magaalada caasimadda ah ee Manila.
Ugu yaraan 17 qof ayaa la waayay iyadoo laga cabsi qabo inay sare u kacdo tirada dadka ku dhintay duufannada.
Mid kamid ah saraakiisha dalkaasi ayaa wakaaladda wararka ee AFP u sheegay in dadka aysan waxbo kala socon duufaanta isla markaasna dadka qaar ay dalxiis isaga jireen.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *