Madaxweynihii hore ee dalka Moi oo ku baaqay in laga shaqeeyo nabadda dalka

Madaxweynihii hore ee dalka Daniel arap Moi ayaa ugu baaqay Kenyaanka in sanadka cusub ee 2019-ka oo bari bilaabanayaa ay sii xoojiyaan nabada iyo midnimada dalka.
Moi madaxweynhii hore ee dalka ayaa sheegay in sanadkan maanta ugu dambeeya ee 2018-ka uu ku dhamaaday si nabad ah.
Sido kale Daniel arap Moi ayaa madaxweyanaha talada dalka haya ee Uhuru Kenyaatta ku amaanay in uu dhiiragaliyo hogaamiyaasha la midka ah si loo xoojiyo midnimada iyo xasiloonida dalka.
Hadalka Moi ayaa yimid kadib markii Madaxweyne Uhuru Kenyaatta iyo hogaamiyaha mucaaradka ee dalka Raila Odinga ay 9-kii bishi March ku heshiiyeen in ay ka shaaqeeyaan danaha iyo nabadda dalka.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *