Posted in WARARKA

Afarta filin ee ugu weyn ee la soo saarayo 2019-ka,halakn ka boggo filmaantaasi waxay kala yihiin

Maxaad kala socotaa waqtigaan la joogo in aad heeysato daawasho wacan iyo muuqaalo qurux badan. Ruuxba waxbuu xiiseeyaa, dadka qaar ayaa waxaay jecelyihiin daawashada muuqaalada…

Posted in WARARKA

Ururka macalimiinta ee KUPPET oo ka soo horjeestay shaqa joojinta qorsheysan

Ururka macalimiinta dalka ee KUPPET ayaa sheegay in xubnaha ka tirsan aynan 3-da bisha koowaad ee sannadka cusub ka qeyb qaadan doonin shaqa joojinta ay…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Madaxweynaha Maamulka Puntland oo eedaymo loo jeediyay.

Senator Cabdiraxmaan Sh Maxamed Maxamuud Faroole oo horay u soo noqday madaxweynaha maamulka Puntland hadan ka mid ah xubnaha aqaka sare ee baarlamaanka Fedraalka Soomaaliya…

Posted in WARARKA

Barcelona oo war rasmi ah ka soo saartay wararka la xiriirinaayo Adrien Rabiot

Barcelona ayaa war rasmi ah kasoo saartay laacibka lala xiriirinaayo ee PSG Adrien Rabiot. kooxda ka dhisan gobolka Catalonia ayaa ugu dambeyntii website-keeda rasmiga ah…

Posted in WARARKA

PSG oo ku kala qeybsan qandaraaska ay ku doonayaan Francisco Isco

Paris Saint-Germain ayaa ku jahwareersan sidii ay kula saxiixan lahayeen laacibka kooxda Real Madrid Francisco Isco. Wargeyska Sport ayaa ku soo waramay in madaxweynaha kooxda…

Posted in WARARKA

Howlgal ka dhan ah AL-shabaab oo Koonfur galbeed ka bilaabanaya.

Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdi Casiis Lafta Gareen ayaa sheegay in dhawaan in ay bilaaban doonaan sidii loo qaadi lahaa Howlgal ka dhan ah…

Posted in WARARKA

Magacyada xildhibaanada maamulka Puntland oo maanta la sahacin doono.

Guddiga xalinta Khilaafka doorashooyinka maamulka Puntland ayaa lagu waddaa inay saacaddaha soo socda ee maanta shaaciyaan Liiska Xildhibaanada cusub ee baarlamaanka maamulka Puntland sidda ay…

Posted in WARARKA

Ra’iisul wasaaraha Bangladesh oo mar kale la doortay

Xisbiga talada haya ee Bangladesh ee ra’iisul wasaare Sheikh Xasina ee (AL) ayaa mar kale ku guuleystay hoggaanka dalkaasi sida uu shaaciyay guddiga doorashooyinka in…

Posted in WARARKA

Booliska oo xabsiga ka siidaayay qareenkii la xiray Tom Ojienda

Waxaa xabsiga booliska ee xaafadda Muthaiga ee magaaladatani Nairobi laga soo siidaayay qareen lagu magacaabo Tom Ojienda oo maalmo ka hor la xiray. Galinkii dambe…

Posted in WARARKA

Xoghayaha Jubilee oo sheegay inaynan khasab ahayn in Ruto uu toos ula wareego hoggaanka dalka

Waxaa isa soo taraya hadal haynta ku aaddan cidda wadanka hoggaamin doonto sannadka 2022-ka. Xoghayaha guud ee xisbiga talada haya ee Jubilee Mr. Raphael Tuju…