Posted in DHAGEYSO WARARKA WARARKA

DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO EE IDAACADA STAR FM 1.30PM 22/1/2019

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/01/NEWS-22-01-2019-13-30.mp3
Posted in WARARKA

Madaxweynaha Puntland oo loo kordhiyay mudada uu ku soo magacaabayo xukuumadiisa.

Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ee Caasimada maamulka Puntland ayaa sheegaya in Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni uu Maanta hortagay xildhibaanada Baarlamanka…

Posted in WARARKA

Safiirka Indonesia ee Soomaaliya oo waraaqihiisa gudbiyay.

Wasiiru dowlaha wasaarada Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga dowlada Fedraalka Soomaaliya Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi, ayaa maanta ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo…

Posted in WARARKA

Maamulka Gobolka Banaadir oo burburiyay sharci daro lagu dhistay.

Maamulka gobolka Banaadir ayaa waxay howlgalo burburin ah sameeyeen waaxafado ku tirsan degmada waabari ee magaalada Muqdisho. Dhismayeyaashan ayaa maamulka gobolka Banaadir waxay sheegeen in…

Posted in WARARKA

Suudaan oo ay weli dibadbaxyo ka socdaan

Waxaa weli wadanka Suudaan ka socdo dibadbaxyada ay ka qeyb qaadanayaan boqolaalka qof ee dalkaasi u dhashay. Qaar ka mid ah shacabka ayaa mar kale…

Posted in WARARKA

Turkiga oo sheegay in reer galbeedka ay daboolayaan dilkii jamal Khashoggi

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Turkiga, Mevlut Cavusoglu ayaa wadamada reer galbeedka ku eedeyay inaysan si buuxda daaha uga rogin oo ay qarinayaan dilkii…

Posted in WARARKA

Dhalinyarada oo la shaqaleysiinaya kadib marka la tijaabiyo

Golaha qaran ee qaabilsan arrimaha dhalinyarada ee NYC ayaa sheegay in waaxyaha dowladda ay shaqaleysiin doonaan ardayda ka qalinjabiyay jaamacadaha ee qaatay tijaabada la xariirta…

Posted in WARARKA

Abbe laba gabdhood oo uu dhalay ku dilay xaafadda Shauri Moyo

Ciidamada ammaanka ayaa gacanta ku dhigay aabbe lagu eedeyay inuu laba carruur ah oo uu dilay uu ku dilay xaafadda Shauri Moyo ee magaaladatani Nairobi….

Posted in WARARKA

215 macalimiin ah oo doonaya inaan laga wareejin xarumaha ay ka shaqeyaan

Qaar ka mid ah maamulayaasha dugsiyada dalka oo gaaraya 215 ayaa ururka qaran ee macalimiinta KNUT ka codsaday inuu ku dadaalo sidii looga laaban lahaa…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka oo soo saaray amarro la xariira amniga

Waxaa maalinkii labaad ismaamulka Mombasa ee gobolka xeebta ka socdo kulan diiradda lagu saarayo sugidda ammaanka wadanka. Shirka ayaa waxaa maanta ka qeyb galay taliyaasha…