Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Jabhada ONLF oo Jigjiga kaga dhawaaqday xisbi siyaasadeed

Jabhada xureynta Soomaali Galbeed ee markii magacooda lasoo gaabiyo loo yaqaano ONLF ayaa maanta magaalada Jigjiga ee xarunta u ah is-maamulka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha suudaan oo sheegay in doorasho xor ah ay dhaceyso

Madaxweynaha dalka Suudaan Cumar Xasan Al Bashiir ayaa ballanqaaday inuu xallinayo dhibaatada dhaqaale ee ka taagan dalkiisa. Hadalka mas’uulka ugu sarreeya ee wadankaasi ayaa imanaya…

Posted in WARARKA

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Puntland oo la dhaariyay.

Xubnaha cusub ee xildhiibanada baarlamaanka maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maanta waxaa lagu dhaariyay xarunta golaha wakiilada, iyadoo loo qeybiyay aqoonsiga cadaynaya xubinimada Barlamaanka…

Posted in WARARKA

Dowlada Turkiga ee ergay gaar ah u magacawday wada hadalada Soomaaliya iyo Soomaaliland.

Danjirihii hore ee Dowladda Turkiga u qaabilsanaa dalka Somalia, Ambassador Olgan Bekar ayaa wararku sheegayaan in loo magacaabay Ergayga Khaaska ee Dowladda Turkiga u qaabilsan…

Posted in WARARKA

Taalibaan oo weerar ku dishay ugu yaraan 23 ka mid ah ciidamada Afghanistan

Ciidamada ammaanka ee dalka Afghanistan ayaa sheegay in weerar ay ku soo qaadady kooxda Taalibaan ay ku dhinteen in ugu yaraan 23 kamid ah saraakiisha…

Posted in WARARKA

Agaasimaha dacwad soo oogidda oo codsi u gudbiyay madaxa cadaaladda

Agaasimaha waaxda dacwad soo oogidda dalka Mr. Nuurdiin Xaaji ayaa madaxa cadaaladda ee dalka David Maraga ka codsaday inuu tallaabo qaado kadib markii maxkamadda sare…

Posted in WARARKA

Macalimiinta dalka oo ku adkeysanaya inay shaqa joojin ku dhaqaqayaan

In kastoo shalay maxkamadda ay soo saartay amar lagu hor istaagayo shaqa joojinta ay macalimiinta sheegeen inay sameynayaan marka dugsiyada dib loo furo, haddana mas’uuliyiinta…

Posted in WARARKA

Shiinaha oo sameynaya isbedelo dhaqaale

Madaxweynaha wadanka Shiinaha Mr. Xi Jinping ayaa sheegay inay sannadkan sii wadayaan isbedelada dhaqaale ee howlaha ganacsi loogu furayo caalamka. Waxaa uu hoosta ka xariiqay…

Posted in WARARKA

In ka badan 9 qof oo baabuur lagu jiirsiiyay Tokyo

Wararka naga soo gaaraya magaalada Tokyo ee dalka Japan ayaa sheegaya in ugu yaraan 9 qof ay dhaawacmeen kadib markii baabuur si xowli ah loo…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha oo saxiixay 7 sharci oo uu ka mid yahay midka NYS

Hoggaamiyaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa qalinka ku duugay hindise sharciyeed la doonayo in lagu wanaajiyo adeegyada waaxda qaran ee adeegga dhalinyarada ee NYS oo…