DHAGEYSO:Jabhada ONLF oo Jigjiga kaga dhawaaqday xisbi siyaasadeed

Jabhada xureynta Soomaali Galbeed ee markii magacooda lasoo gaabiyo loo yaqaano ONLF ayaa maanta magaalada Jigjiga ee xarunta u ah is-maamulka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya kaga dhawaaqay xisbi syasaadedeed.
Warkan waxaa Jigjiga inooga soo diray Wariyaheen Farxan Ali oo safar shaqo u tagay magaaladaasi.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *