Posted in WARARKA

Laba qof oo cudurka jadeecada ugu dhimatay Wajeer

Wasaaradda caafimaadka ee ismaamulka Wajeer ayaa sheegtay inay dhinteen laba qof oo uu soo ritay cudurka jadeecada. Agaasime ku xigeenka maamul goboleedkaasi u qaabilsan ka…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Madaxweynaha Kenya oo ballanqaaday in la sii wadayo dagaalka ka dhanka ah musuqmaasuqa

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta oo galinkii dambe ee shalay jeediyay khudbad dhinacyo badan taabaneysay ayaa wacad ku maray in maamulka talada haya ee jubilee uu…

Posted in WARARKA

Ciidanka dowlada Soomaaliya oo sheegay inay dileen rag shabaab ka tirsan.

Wararka ka imaanaya Degmada Baardheere gobalka Gedo ee koonfurta dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladda ee degmadaasi jooga ay toogteen ku dhawaad 7 xubnood…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Baarlamaanka cusub ee Puntland oo dood ay ka taagan tahay.

Kadib markii xalay lagu dhawaaqay 66 xubnood oo loo soo xulay inay noqdaan golaha wakiilada cusub ee maamul goboleedka Puntland ayaa waxaa hada soo baxaya…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha kuuriyada waqooyi oo diyaar u ah inuu mar kale la kulmo dhigiisa Maraykanka

Hoggaamiyaha wadanka kuuriyada waqooyi Kim Jong-un ayaa shaaca ka qaaday inuu mar kale diyaar u yahay kulan dhexmara isaga iyo dhigiisa Maraykanka Donald Trump. Sido…

Posted in WARARKA

Madaxwweynaha Soomaaliya oo saxiixay Miisaaniyada qaranka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay saqdii dhexe wuxuu saxiixay miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2019, kaddib markii ay ansixiyeen Golaha Shacbigu…

Posted in WARARKA

Qaramada Midowbay oo dalbatay in faahfaahin laga bixiyo rabshadihii ka dhacay magaalada Baydhabo.

Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha dalka Soomaaliya, Nicholas Haysom, ayaa dowladda Soomaaliya ka dalbaday sharraxaad ku saabsan shaqaaqooyinkii…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha oo ballanqaaday in la sii wadayo dagaalka ka dhanka ah musuqmaasuqa

Hoggaamiyaha ugu sarreeya ee dalka Mr. Uhuru Kenyatta oo galinkii dambe ee shalay jeediyay khudbad dhinacyo badan taabaneysay ayaa wacad ku maray in maamulka talada…