Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Shir saxaafadeed looga hadlayay cudurka jadeecada oo maanta lagu qabtay Wajeer

Waxaa maanta Shir saxafadeed lagu qabtay xafiiska gudoomiyaha isamamulka Wajeer . Shirsaxafadeedkani ayaa looga hadlay cudurka jadeecada oo qaybo ka mid ah deegaan baarlamaaneedka ismaamulka…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:xog’hayaha ururka macalimiinta Garissa oo ka hadlay shaqa joojinta ay qorsheynayaan Macalimiinta dalka.

Urarka macalimiinta Dalka ayaa ku hanjabay inay shaqada joojinayaan madama sida ay sheegeen ay macaliminnta iyo gudiga qaran ee adeega macalimiinta ee TSC ay isku…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Shacabka Soomaaliya oo aragtidooda ka dhiibtay cayrinta ergayga qaramada midoobay.

Qaar ka mid ah shacabka ku nool magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya oo warbahainta gudaha la hadlay ayaa siyaabo kale duwan uga hadlay arinta…

Posted in WARARKA

Gudiga doorashooyinka Puntland oo lagu dhawaaqay.

Magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa waxaa ka socda diyaar-garowgii ugu danbeeyay ee ku aadan doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulkaasi. Amaanka magaalada Garowr ayaa aad…

Posted in CIYAARAHA

Cesc Fabregas oo todobaadkan dhameysiraya ku biirista kooxda mnoco.

Todobaadka soo socda ayaa lagu wadaa in la dhammeystiro heshiiska uu Cesc Fabregas ugu biiraayo kooxda Manoco ee dalka france. Ciyaaryahankii hore ee Arsenal iyo…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Jabhada ONLF oo dowlada Soomaaliya ku dhaliishay inaysan wax badan ka qaban dagaalada Kasocda deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud.

Jabhada ONLF ayaa waxay dowlada dhexe ee Soomaaliya ku dhaliishay inaysa kala dhex galin maleeshiya beeleedka ku dagalamaya gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya gaar…

Posted in WARARKA

Weerar mindi loo adeegsaday oo ka dhacay London

Hal nin ayaa ilaa iyo hadda la xaqiijiyay inuu ku dhintay weerar ka dhacay magaalada London ee ingiriiska kaasi oo mindi loo adeegsaday. Saddex qof…

Posted in WARARKA

Australia oo xireyso qaar kamid ah xarumaha ay ku jiraan muhaajiriinta

Dowladda Australia ayaa sheegtay inay albaabada isugu dhufan doonto qaar kamid ah xarumaha lagu sii hayo dadka muhaajiriinta ee wadankaasi sida sharci darrada ah ku…

Posted in WARARKA

Koox hubeysan oo wadanka Mali ku dishay 33 qof

33 ka mid ah xoola dhaqatada qowmiyadda Fulani ee dalka Mali ayaa lagu soo warramayaa inay dileen ugaarsato ka tirsan bulshada Dogon. Weerarkan ayaa galinkii…

Posted in WARARKA

Maxkamadda oo dhageysan doonto dacwad la xariirta shaqa joojinta macalimiinta

Iyadoo berri dib loo furayo dugsiyada dalka ayaa lagu wadaa inay maanta maxkamadda shaqaalaha dhageysato dacwad uu u gudbiyay guddiga adeegga macalimiinta ee TSC. Guddigan…