DHAGEYSO:Shir saxaafadeed looga hadlayay cudurka jadeecada oo maanta lagu qabtay Wajeer

Waxaa maanta Shir saxafadeed lagu qabtay xafiiska gudoomiyaha isamamulka Wajeer .
Shirsaxafadeedkani ayaa looga hadlay cudurka jadeecada oo qaybo ka mid ah deegaan baarlamaaneedka ismaamulka wajir ka dilaacay ka soo laba maalin ka hor ay galbeedka wajir ugu dhimatay laba qof.
Barasaabka isamamulka Wajeer Ambasadoor Mohamed Abdi Mohamuud oo goobta ka hadlay ayaa baaq u diray dadweynaha Wajeer

 

 

 

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *