DHAGEYSO:xog’hayaha ururka macalimiinta Garissa oo ka hadlay shaqa joojinta ay qorsheynayaan Macalimiinta dalka.

Urarka macalimiinta Dalka ayaa ku hanjabay inay shaqada joojinayaan madama sida ay sheegeen ay macaliminnta iyo gudiga qaran ee adeega macalimiinta ee TSC ay isku fahmi la’yihiin arimo dhawr ah.
arimaha ay macalimiinta iyo TSC isku mari la’yihiin ayaa waxa idaacada star fm faah faahin ka siiyay Cabdirisaaq Xusen oo ah xog’hayaha ururka macalimiinta laanta Garissa.

 

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *