Posted in WARARKA

Ciidanka xoogga Dalka Soomalaiya oo howlgalo ka wada gobolka shabeelada Hoose.

Wararka saaka ka imaanaya degmada Qoryoolay ee Gobalka Shabeelaha Hoose dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada xoogga dalk Soomaaliya ay halkaasi kawadaan howlgal qorsheysan oo…

Posted in WARARKA

Dowlada Qatar oo maalgashi dhanka Tamarta ah Soomaaliya ka samaynaysa.

Kadib markii ay dhawaan Heshiisyo dhinacyo kala duwan ah ay wada galeen Dawladaha Somalia iyo Qatar kuwaasoo ku saabsanaa Maalgashiga dalka Soomaaliya ayaa Wakiilo ka…

Posted in WARARKA

Dowlada Soomaaliya oo erisay wakiilka Qaramada midoobay.

Warka ka soo baxay xafiiska wasaarada arimaah dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowlada fedraalka Soomaaliya ayaa xoghayaha guud ee Jimciyada Qaruumaha ka dhexaysa waxaa…

Posted in WARARKA

Maraykanka iyo Israa’iil oo si rasmi ah uga baxay hay’adda UNESCO

Dowladaha Maraykanka iyo Israa’iil ayaa shaaciyay inay si rasmi ah u soo afjareen ka mid ahaanshiyaha hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha waxbarashada, sayniska iyo…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo eedaymo u jeediyay madaxweynaha Puntland.

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo gaaray Magaalada Garowe ee Caasimadda maamulka Puntland ayaa Madaxweynaha maamukaasi Cabdiweli Maxamed Cali Gaas waxyaabo kala…

Posted in WARARKA

KDF oo dishay 7 ka mid ah Al-shabaab

Afhayeenka ciidamada difaaca dalka ee loo yaqaano KDF-da Colonel Paul Njuguna ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in gudaha soomaaliya ay uga takhaluseen 7…

Posted in WARARKA

Wasaaradda maaliyadda oo ismaamulada dalka siinaysa 37 bilyan oo shilin

Wasaaradda maaliyadda ee dalka ayaa lagu wadaa inay maamul goboleedyada kala duwan ku wareejiso dhaqaale gaaraya 36.9 bilyan oo shilin oo isugu jira amaah iyo…