Posted in WARARKA

In ka badan 500 oo ku dhimatay Thailand

Saraakiisha wadanka Thailand ayaa sheegay in intii u dhexeysay 27-kii bishii Disembar ee sannadkii 2018-kii iyo 2-dii bishan Jannaayo dad ay tiradoodu gaareyso 463 ay…

Posted in WARARKA

Suudaan oo kordhisay xaaladda degdega ee laba gobol

Baarlamaanka wadanka Suudaan ayaa ansaxiyay tallaabada ay dowladda ku kordhisay mudada xaaladda degdega ah ee ka jirtay laba gobol. Amarkan oo bishii Disembar ee 2017-kii…

Posted in WARARKA

Ciidamo cusub oo lagu wareejinayo amniga Muqdisho.

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir iyo Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in la diyaariyay ciidamo fara badan oo ka tirsan booliska Soomaaliya, kuwaasoo lagu wareejin doonto…

Posted in WARARKA

Kulanka golaha wasiirada maamulka Jubaland oo looga hadlay arimo dhowr ah.

Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa Maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay Golaha Wasiirada Jubbaland,waxaana shir gudodomiyey Madaxweynaha Maamulkaas Axmed Maxamed Islaam(Madoobe) Qodobada…

Posted in WARARKA

Isbadalo lagu sameeyay masuuliyiinta gobolka shabeelada dhexe.

Warqad ka soo baxday xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa isbedel ku sameeyay mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe. Wareegto…

Posted in WARARKA

Dugsiyada dalka oo maanta dib loo furay

Waxaa maanta dib loo furay dugsiyada dalka si ardayda ay u qaataan casharada loogu talagalay ee xilli dugsiyeedka koowaad ee sannadka 2019-ka. Waxaa uu horay…

Posted in WARARKA

Maamulka NTSA oo shirkadaha qaar ka mamnuucay safarrada habeenkii

Maamulka qaran ee gaadiidka iyo badqabka ee NTSA ayaa qaar ka mid ah shirkadaha baabuurta dalka kala laabtay leesimada ay ku shaqeynayeen xilliyada habeenkii iyagoo…

Posted in WARARKA

Dowladda oo maanta soo bandhigi doonto manhajka cusub ee waxbarashada

Wasaaradda tacliinta ee dalka ayaa maanta lagu wadaa inay xariga ka jarto nidaamka cusub ee waxbarashada ee 2-6-3-3-3 oo la doonayo in lagu bedelo midka…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Ciidamo hor leh oo la geeyay magaalada Afmadow.

Wararka ka imanaya magaalada Afmadow ee gobolka Jubada hoose dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaasi la geeyay ciidamo dheeraad ah oo qayb ka noqonaya howlgalada…

Posted in WARARKA

Qaramada Midobay oo ka hadashay eryida ergaygii Soomaaliya u joogay.

Ku xigeenka afhayeenka qaramada Midobay oo lagu magacaabo Farhan Haq ayaa sheegay in jimciiyada Qaruumaha ka dhexaysa ay ka fiirsanayso cayrinta Wakiilkeediii Gaarka ah ee…