In ka badan 500 oo ku dhimatay Thailand

Saraakiisha wadanka Thailand ayaa sheegay in intii u dhexeysay 27-kii bishii Disembar ee sannadkii 2018-kii iyo 2-dii bishan Jannaayo dad ay tiradoodu gaareyso 463 ay ku dhinteen shilal kala duwan.
Mudadaasi oo loo dabaaldegayay ciidda Christmas iyo sannadka cusub ayaa waxaa sido kale dhaawacmay ku dhawaad 4,000 qof oo dheeraad ah.
Sannad ka hor tiradan dhimasho ayaa ahayd 423 qof.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *