Suudaan oo kordhisay xaaladda degdega ee laba gobol

Baarlamaanka wadanka Suudaan ayaa ansaxiyay tallaabada ay dowladda ku kordhisay mudada xaaladda degdega ah ee ka jirtay laba gobol.
Amarkan oo bishii Disembar ee 2017-kii lagu shaaciyay dikreeto ka soo baxday xafiiska madaxweyne Cumar Xassan Al-Bashir issued decrees for Northayaa lagu kordhiyay 6 bilood oo dheeraad ah.
Goboladan ayaa kala ah waqooyiga Kordofan and iyo Kassala.
Telefishinka maxaliga ee Ashorooq ayaa tabiyay in December 2017sababta mudada xaaladiisa loogu kordhiyay Kassala ay tahay adeegsiga hubka iyo isticmaalka daroogada oo ku baahay.
Waqooyiga Kordofan ayaa waxaa ku soo batay koox fallaago ah iyo baabuur aanan diiwaangashayn oo isticmaalkooda uu halis gelin karo xasiloonida.
Dhawaan ayay ahayd markii dibadbaxyo maalmo socday oo ka dhacay Suudaan ay dowladda Suudaan sheegtay inay ku dhinteen 19 qof in kastoo mucaaradka ay tiradaasi ku sheegayaan ku dhawaad 40 sano.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *