Posted in WARARKA

Gudoomiyaha aqalka sare ee Soomaaliya oo u hanbalyeey gudoonka cusub ee Baarlamaanka Puntland.

Guddoomiyaha Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa u hambalyeeyay C/kariin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed) oo loo doortay Guddoomiyaha Baarlamanka maamulka Puntland. Cabdi…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland oo la doortay.

Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Puntland ayaa maanta magaalada Gaorwe waxay ku doorteen Gudoomiyaha cusub ee baarlamaanka maamulkaas. Xildhibaanada ayaa Guddoomiye u doortay Cabdixakiin Maxamed Axmed [Dhoobo,wuxuuna…

Posted in WARARKA

Hal qof oo ku dhintay duufaan ku dhufatay Thailand

Hal qof ayaa lagu soo waramaya ainuu ku geeriyooday duufaan xoogan oo ku dhufatay wadanka Thailand. Duufaantan ayaa la sheegay in ay ka timid xeebta…

Posted in WARARKA

Kyle McCarter oo badalayaa safiir Robert Godec oo ah safiirka Maraykanka ee Kenya

Senator-kii hore ee Mareykanka Kyle McCarter ayaa si rasmi ah loogu magacaabay in uu noqdo safiirka cusub ee xukumadda Mareykanka ee dalkani kenya isagoona shaqada…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Bulshada ku nool Lagdera oo codsi dirsaday

Bulshada ku nool magalada Garufaa ee degan barlamanedka lagdera ismaamulka Garissa ayaa codsaday in loo hagaajiyo haanta keeydka biyaha oo mudo ka halaysan

Posted in WARARKA

Wakiilkii Qaramada Midobay ee Soomaaliya laga eryay oo khudbad u jeediyay golaha Qm.

Wakiilkii gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsanaa arimaha dalka Soomaaliya ee kowdii bishaan Soomaaliya laga eryay Nicholas Haysom ayaa Khudbad u…

Posted in WARARKA

Agaasimaha dacwad soo oogidda oo doonayo in 22 sano la xiro eedeysane lala xariiriyay daroogada

Agaasimaha waaxda dacwad soo oogidda dalka Mr. Nuurdiin Xaaji ayaa maxkamadda ka codsaday inaynan damiin lacageed ku siidaynin eedeysane lagu magacaabo Axmad Saciid Bakari. Ninkan…

Posted in WARARKA

Danjiraha Soomaaliya ee QM oo ka warbixiyay xaalada Soomaaliya.

Danjiraha Qaramada Midoobey u fadhiya Dalka Soomaaliya Abuukar Daahir Cusmaan ayaa Golaha Ammaanka ee QM uga warbixiyey xaaladda Soomaaliya. wuxuuna ugu horrayntiiba cambaareeyey hoobiyayaashii lala…

Posted in WARARKA

Maraykanka oo u digay muwaadiniintiisa u safraya Shiinaha

Waaxda arrimaha dibadda ee Maraykanka aya bayaan ay soo saartay muwaadiniinteeda u safraya wadanka Shiinaha u soo jeedisay inay feejignaan dheeraad ah muujiyaan. Waxaa qoraalkaasi…

Posted in WARARKA

Abaanduulaha booliska oo soo magacaabay taliyayaasha booliska ee gobolada

Abaanduulaha booliska Mr. Joseph Boinnet ayaa soo magacaabay taliyayaasha booliska ee 8-da gobol ee wadanka. Tallaabadan ayaa noqonaysa midii ugu horeysay ee dhanka isku shaandheynta…