Hal qof oo ku dhintay duufaan ku dhufatay Thailand

Hal qof ayaa lagu soo waramaya ainuu ku geeriyooday duufaan xoogan oo ku dhufatay wadanka Thailand.
Duufaantan ayaa la sheegay in ay ka timid xeebta koonfureed ee dalka Thailand.
Waa duufaantii ugu horeeysay muddo la joogo 3 sano ah oo ku dhufataa Thailand.
Geedaha iyo guriyo qaar ayaa lagu soo waramayaa in ay burbureen taasi oo halis ku ah dadka ku nool goobaha ay ku dhufatay duufaanta.
Mas’uuliyiinta Thailand ayaa shacabka dalkaasi uga digtay in ay duufaantaasi ka dhalan karto halis xoogan.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *