Kyle McCarter oo badalayaa safiir Robert Godec oo ah safiirka Maraykanka ee Kenya

Senator-kii hore ee Mareykanka Kyle McCarter ayaa si rasmi ah loogu magacaabay in uu noqdo safiirka cusub ee xukumadda Mareykanka ee dalkani kenya isagoona shaqada ka badali doona Robert Godec.
Robert Godec ayaa muddo 6 sano ah safiir ka ahaa dalkani Kenya dhawaan ayaana lagu wadaa inuu xilkaasi wareejiyo.
Mr Godec ayaa twiitarkiisa ku soo qoray in ay sharaf u ahayd mudadii u ka shaqeynayay dalkani Kenya.
Mr. McCarter, oo 56, jir ah ayaa safiirka kenya waxaa u magacaabay madaxweynaha Maraykanka Trump bishii maarso ee sanadkii la soo dhaafay 2018-kii.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *