Posted in WARARKA

Xoghaya Arimaha Dibedda Mareykanka oo Booqasho ku Tagayaa dalalka Bariga Dhexe

Xoghaya Arimaha dibeda Mareykanka Mark Pompeo ayaa isbuuca soo socdaa socdaal ku mari doona wadamada bariga dhexe  . Waxaa uu mas’uulkaasi booqasho ku tagi doona…

Posted in WARARKA

Booliska Britain oo Toogtay nin ay ka Shakiyeen

Booliska Britain ayaa toogtay mid kamid ah saddex nin oo ay ku raad joogeen, kadib markii ragaasi ay isku dayeen in ay ka baxsadaan Booliska….

Posted in WARARKA

Soomaaliya oo Laga Cabsi Qabo in Sanadkaan Abaaro ay ku Dhuftaan

Warabixian ay dhawaan soo saareyn koox u dooda xuquuqda aadanaha oo fadhigoodu yahay dalka Britain ayaa lagu sheegay in 4.5 Milyan oo qof oo Soomaali…

Posted in WARARKA

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey oo Wakiil cusub u soo Magacaabaya Soomaaliya

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa soo magacaabaya wakiil cusub oo u qaabilsan Soomaaliya, isagoo aqbalay go’aankii dowladda Soomaaliya ka qaadatay wakiilkii hore…

Posted in WARARKA

Soomaaliland Oo Xayiraad Saartay Hotel Ku Yaalla Hargeysa Iyo Xiisad Ka Dhalatay

Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex ee Soomaaliland ayaa Go’aan ka soo saartay xilliyada Shaqada Hotelka Beerta Libaaxyada oo ka mid ah Hotelada ugu caansan deegaanada Soomaaliland….

Posted in WARARKA

Dhageyso :- Somaliland oo soo Bandhigtay Ciidan ka soo Goostay Puntland

Maamulka Somaliland ayaa gobolka Sanaag ku soo bandhigay ciidamo iyo gaadiid dagaal oo ay sheegeen in ay ka soo goosteen Maamulka Puntland. Ciidankan ka goostay…

Posted in WARARKA

Dhageyso :- Howgalka Shabaab Lagaga Ssaarayo Jubbooyinka oo wali Socdaa

Maamulka Jubbaland ayaa waxa uu faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howgalada dhawaanahaan ay ku baacsanayeen Shabaabka ku harsan deegaanada maamulkaasi. Gaashaanle Sare Cabdiraxmaan Mooraal Taliyaha…

Posted in WARARKA

Dhageyso:- Warbixin ku Saabsan Ganacsiga Soomaalida ee Bartaha Magaalada Nairobi

Waa sidee ganacsiga soomaalida ee bartamaha magaala madaxda ee dalka Waxaa warbixin inooga siyaariyay Feisal Aliigo    

Posted in WARARKA

3 Qof oo loo Xiray Dilkii loo Gaystay Gudoomiye ku Xigeenkii hore Ismamaulka Kilifi

Saddex qof oo lala xariirinayo dilkii loo gaystay barasaabkii ku xigeenkii hore ismaamulka Kilifi Keneth Kamato ayaa laamaha ammaanka ay gacanta ku dhigeen Sida laga…