Dhageyso :- Howgalka Shabaab Lagaga Ssaarayo Jubbooyinka oo wali Socdaa

Maamulka Jubbaland ayaa waxa uu faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howgalada dhawaanahaan ay ku baacsanayeen Shabaabka ku harsan deegaanada maamulkaasi.

Gaashaanle Sare Cabdiraxmaan Mooraal Taliyaha ciidamada Jubbaland ee aaga  Sanguuni oo warbaahinta ugu warbixiyay howlagaladii ugu dambeeyay iyo guulaha ay ka gaareyn, ayaa sheegay in guulo la taaban karo ay ka gaareyn howgaladaasi.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *