Xoghaya Arimaha Dibedda Mareykanka oo Booqasho ku Tagayaa dalalka Bariga Dhexe

Xoghaya Arimaha dibeda Mareykanka Mark Pompeo ayaa isbuuca soo socdaa socdaal ku mari doona wadamada bariga dhexe  .

Waxaa uu mas’uulkaasi booqasho ku tagi doona dalalka Jordan, Masar, Bahrain, Imaaraadka carabta, Qatar, Oman iyo Kuwait.

8-da bishan Janaayo ayay u bilaaban doontaa booqashada uu ku maraayo wadamada bariga dhexe.

Dhinaca kale waxaa la sheegay in dowladda Sacuudiga uu ka dalban doono in ay u soo gudbiyaan cadeeymihii ugu dambeeysay ee dilkii wariye Jamaalm Khashogi

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *