Posted in QORAALADA GAARKA AH

Cunug yar oo 14  biliood jirta oo dunida kayaabsatay.

Sida ay qortay jariidada Daily Mail ee dalka Ingiriiska ka soo baxda canugtan yar ee xariif ka ah ayaa ku socota taariyadda korontada ku shaqeeya…

Posted in WARARKA

Musharaxiinta Puntland oo maanta khudbadaha jeedinaya.

Xildhibaanada Golaha Wakiilada maamulka Puntland ayaa maanta bilaabaya dhageysiga Khudbaddaha ay jeedinayaan musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland. Guddiga qaban…

Posted in WARARKA

Sirdoonka Soomaaliya oo gacanta ku dhigay Rag shabaab ka tirsan.

War ka soo baxay Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa lagu sheegay in Ciidamada Amniga ay howlgal qorsheysan ku soo qabteen sarkaal…

Posted in WARARKA

Wasaarada Cadaalada Soomaaliya oo sheegtay in dhawaan la furi doono xabsi cusub

Wasiirka wasaarada Cadaalada iyo Garsoorka dowlada fedraalka Soomaaliya Xassan Xuseen Xaaji ayaa sheegay in dhawaan xariga laga jari doono xabsi cusub oo ay dowlada Soomaaliyeed…

Posted in WARARKA

Ciidamada booliska oo loo soo bandhigayo maanto adeegyo dijitaal ah

Wasaarada Arrimaha Guduha ee dalka ayaa waxay maanta bilaabi doontaa adeegyada booliska oo dijitaal ah . Adeegan ayaa waxaa hogaamin doono wasiirka araimaha gudaha ee…

Posted in WARARKA

Mareykanka oo shuruudo ku xiray ka bixitaanka ciidamadiisa ee Suuriya

la taliyaha qaranka arrimaha ammaanka dowladda Mareykanka John Bolton ayaa sheegay Ka bixitaanka ciidamada Mareykanka ee dalka Suuriya ay ku xiran tahay shuruudo. Xilli uu…

Posted in WARARKA

Ciidamada Nigeria oo weerar ku qaaday xafiis wargeys

Ciidamada dalka Nigeria ayaa weerar ku qaaday xafiiska wargeys gaar loo leeyahay oo la yiraahdo Daily Trust halkaas oo ay ka qaateen Koompiitaradii uu ku…

Posted in WARARKA

Ururka caafimaadka dalka KMA oo cabasho ka muujiyay dhaqaatiirka Cuba

Xukuumadda dalka ayaa beenisay eedeymaha ay soo saareen Ururka Caafimaadka ee Kenya (KMA) ee ku aadan in dhakhaatiirta Cuban ay ku soo daabulaan qaybo kala…

Posted in WARARKA

Guddoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Jubilee oo is casilay

Guddoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Jubilee David Murathe ayaa iska casilay xilka hoggaanka xisbigaasi. Murathe ayaa sheegay inuusan sii wadi karin xilkaasi maadaama uu sheegay inuu…

Posted in WARARKA

Wakiilka haweenka Samburu oo waalidiinta ugu baaqday in ay iibiyaan xoolaha si ay carruurtoda uga bixiyaan feeska iskuulka

Wakiilka haweenka ee aqalka baarlamaanka ismamaulka Samburu Maison Leshoomo ayaa ugu baaqday waalidiinta ku nool ismaamulkaasi in ay iibayaan xoolaha u jooga gurika si ay…